Xafiska arrimaha haweenka waxaa heer xafis loo assasay sanadkii 1991T.T.I tasoo lagu an sixiyay bayanka tirsigisu aha11/1991 markaa xafisku wuxuu ku hawuu lana u adeegida , awoodsinta haweenka iyo sinanta jinsiga marka waxa u mudo xafisku sidaa ahaadaba sandandi 2004T.T.Iaya xafiska qabdhismeedkisa la cusboonaysiyay waxana lagu so daray waaxda caruurta iyo dhalinyarada isla markaasna lagu ansixiyay bayanka tirsigisu yahay,-2004T.T.I.magaca xafiskana waxaa loobadalay xafiska arrimaha haweenka, caruurta iyo dhalinyarada , markaa laga bilabo xiligaas xafisku wuxu noqday mid u adeega dhaman haweenka, dhalinyarada iyo caruurta DDS.mudadaas kadina waxaa marlabaad dib loogu noqday qabdhismeedki xafiska sandka 2008T.T.I islamarkaana waaxdi dhalinyarada laga saaray. Marka kadib maga xafiska waxaa lagu soo koobay Xafiska arrimaha haweenka iyo caruurta ee DDS, uguu dambaynti xafiska arrimaha haweenka iyo caruurta waxuu kamid ahaa xafiisti kabineedka ee wajibaadkooda shaqo dib loogu habeeyay bayaanka tirsigiisu aha 185/2011T.T. I, Sidaas daraadeed Xafiska arrimaha haweenka iyo caruurta ee degaanka somalidu waa mid u taagan, Awood siinta haweenka, sinaanta jinsiga, kahortaga caadoyinka xuunxun, daryeelka iyo barbaarinta caruurta tabaalaysan. qorshayaasha xafiska ee sanadlaha iyo kuwa koboca dhaqaaluhu (GTP) markasta waaxay ku sal salaysanyahiin arrimahaa haweenka iyo caruurta islamarkaasna istaraatejiyada lagu fulinaayo intabadan waa abaabul, wacyigalin, iyo tabaro kalladuwan oo la gaadhsiyo bulshada.
Xafiska arrimaha haweenka iyo caruurta waxaa udubdhaxaad u ah (strategic pillars) labadan arrimood oo kala ah:
In La arko haweenka iyo caruurta deegaanka soomaalida oo xuquuqdooda lasugay lana kobciyey awoodoodii
The Somali Bureau of women and Children affairs secretariat was established by the year of 1995 G.C with the overall vision to see modern and civilized society in which women and children enjoy their rights and wellbeing without compromising their life choices and hence, participation and benefit of women in all social, economic and political domains enhanced. The mission of the bureau is to protect the rights and wellbeing of women and children, ensure active and all-round participation and benefit of women in all social, economic and political domains and implement and follow up the implementation of policies, packages, programs/projects and strategies pertinent to women and children. 1The Somali regional state as partner of this initiative has played its role in gender equality in general and women emancipation and empowerment in particular despite generation rooted cultural challenges. In addition to this, women in the region are experiencing multifaceted political and socio-economic challenges. Recognizing this, the government has been undertaking significant efforts to address these concerns with some encouraging developments and results in sectors such as education and health. More recently, the GTP II and the sector development plan for women an d children included the following issues among their policy priorities: women’s economic empowerment; participation of women in political and decision-making processes; improvement of women’s health status; protection of women and girls from discriminatory attitudes; harmful traditional practices and violence; and improvement of quality of life for women and girls through their active engagement and participation in environmental protection and management. Somali region bureau of women and children affairs is actively working on advocacy and capacity building on women and children rights with all actors and stakeholders like Justice sector, police and religious leaders and key influential community leader..
Bureau of women and children affairs operates/works the all Somali Regional State woredas and city administrations. Regarding to the decentralized system of the region, it was established and functionalized woreda level offices of women, children and youth affairs which are under the mandate of the bureau and these offices are operating in the same issues. Accordingly, the bureau implements different programs and projects to respond regional women, children and youth needs. The thematic areas of the bureau are the followings: -
To see a society in which women participation and benefit enhanced in social, economic, political and cultural domains and children right and gender equality
Ensure equal participation of women in development, good governance and democratic building and ensure children rights, wellbeing and gender equality