Sep-04-2023:-shirkii unug-hoosadka iyo xubnaha xisbiga,

waxaa Hollka Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ka qabsomay shirkii unug-hoosadka iyo xubnaha xisbiga, kaas oo ay hogaaminayeen, Masuuliinta Xafiiska shirkan oo ay kasooqaybgaleen dhamaan shaqaalaha xafiiska ayaa waxaa loo Soo jeediyey qodobadan hoos ku xusan shaqaalaha xafiiska :-
1. Xaalada nabad galyo ee Deeganka iyo guulaha laamaha amniga Deeganku ka keeneen
2. wacyigalinta laga sugayo shaqaalaha dowlada
3. Qaabka wada noolaanshaha,qoomiyadaha aan dalka kuwada noolnahay
4, saacadaha shaqada iyo xoojinta adeeg bixinta xafiiska.
kadib markii si qoto dheer sharaxaad ay uga bixiyeen hogaamintu ayay xaga guriga usoo wareejiyeen halkaasi oo xubnaha xisbigu ka yeesheen dood iyo falanqayn dheer iyadoo qodob qodobna loo lafa guray su'aalihii kasoo baxay guriga.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.