Sep-13-2023:- Marwo; Ubax c/raxmaan maxamad Wasiir ku-xigenka Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Caruurta DDS.

Xisbigeena Barwaaqo iyo Xukuumadiisuba waxa ay kor u qaadeen ka qaybgalka haweenka ee Arrimaha Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo Arrimaha bulshada".
Marwo; Ubax c/raxmaan maxamad Wasiir ku-xigenka Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Caruurta DDS.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.