Xisbiga Barwaaqo iyo Xukumadduba waxay kor uqaadeen Kaqaybgalka haweenka ee dhinaca siyaasada maadaama ay haweenku lafdhabar u yahiin hirgalinta qorshaha xisbiga Marwo, Muniira Husen Hassen Wasiir Kuxigeenka Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS.