Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa kuqabtay Maamulka magaalada dhagaxbuur Tababar kusaabsan bayaanka shaqaalaha iyo maamulka suuban oo uu soo diyaaray Geedi socodka shaqada iyo shaqaalaha

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa kuqabtay Maamulka magaalada dhagaxbuur Tababar kusaabsan bayaanka shaqaalaha iyo maamulka suuban oo uu soo diyaaray Geedi socodka shaqada iyo shaqaalaha.
Tababarkan ayaana looqabty shaqaalaha xafiisyada haweenka ee maamul magaalooyinka dhagax-buur iyo maamulka magaalada qabri-dahar tababarkan ayayna a hayd ujeedadiisu sidii kor loogu qaadi lahaa shaqaalaha garaadkooda aqoneed una fulin lahaayeen adeeg hufan.
Tababarkan ayayna cashirada bixinayeen khabiirka kasocda Xafiiska
Waxii faahfaahin fadlan Raac linkiga hoose Geedisodka Xidhiidhka dadwaynaha ee Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS https://srbowca.gov.et/

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.