Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa qabtay Kulanka wadaxaajoodka bulshada iyo bahwadaagta Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa qabtay Kulanka wadaxaajoodka bulshada iyo bahwadaagta Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS .
Kulankan oo uu sannad walba soo qabanqaabiyo Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS ayaa inta uu socdo waxaa bahwadagta loo soo bandhigi doonaa waxqabadka xafiiska ee sanadkii 2015-kii t.i, caqabadihii jiray, cashirrada laga baran karo doorka bahwadaagta iyo fahanka qaadashada xidhiidhka dadwaynaha.
Marwo Muniira Xuseen, Hassen Wasiir kuxigeenka Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS oo furtay kulanka ayaa sheegtay in ahmiyaddu tahay in fikirro kala duwan laga helo bahwadaagta, kaasi oo lagu sixi karo gal’dalooloyinka jira iyo u diyaargarawga waxqabadka sanadkan 2016-ka t.i.
waxii faahfaahin fadlan raac linkiga hoose
https://srbowca.gov.et/

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.