Guddiga sare ee udiyaar garawga munaasibadda 29-ka hidhaar

Guddiga sare ee udiyaar garawga munaasibadda 29-ka hidhaar ayaa maanta qiimeeyay habka diyaar-garawga guddi hoosaadyada iyo geeddi-socdka hawlaha udiyaar garawga munaasabadan oo sanadkan lagu qaban doono caasimadda Deegaanka ee jigjiga.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.