Tababar xirfada nolasha ayaa laa qabtay gabadhaha Qaangaadhka ee degmada fiiq , Gobalka erar.

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo caruurta DDS ayaa ku qabtay tababarka xirfada nolasha gabdhaha degmada fiiq ee Gobalka erar tababarkan oo ay ujeedadiisu ahayd sidii loo dhisi lahaa xirfadooda aqooneed iyo hogaamineed ee gabadhaha Qaangaadhka ah.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.