Hoolka shirarka xafiiska maaliyada DDS
ka qabsoomay kulankii bilaha ahaa

Waxaa hoolka shirarka xafiiska maaliyada DDS ka qabsoomay kulankii bilaha ahaa oo ay isugu yimaadeen Masuuliyiin ka socotay Hay’ada Unicef iyo masuuliyiin heer deegaan oo ka kala socotay xafiisyada Adeeg yada aasaasiga DDS iyo sidoo kale xafiisyada Caddaalada, Arimaha Haweenka, Arimaha Bulshada, Marxaladaha Muhiimka iyo Maaraynta Khataraha ( DRM).
Kulankan oo uu hogaaminayey wasiirka Maaliyada DDS Mudane C.Raxman Axmed ayaa lagu gor feeyey wax qabadka iyo caqabadaha ka taagan mashaariicaha ay maal galiso hay’ada Unicef ee ay xafiisyadani fuliyaan.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.