Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa kulan la qaatay Hay'adaha Samafalka

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa kulan la qaatay Hay'adaha Samafalka ah ee ka hawlgala gudaha Deegaanka Soomaalida; kulankan ayaa lagaga wada hadlay xaaladda jiilaalka iyo qorshaha ka jawaabidda abaaraha gaar ahaan dhinacyada cunnada,nafaqada iyo biyaha si looga hortaggo gaajo iyo macaluul ay wakhtigani wajihi karaan qaar kamid ah bulshada gobollada.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.