Tababarka ku saabsan sidii loogu samayn lahaa maskax dajinta barakacayaasha uu saameeyay colaadaha iyo abaaraha, shaqo abuurna loogu samayn lahaa

Xafiiska arimaha haweenka iyo catuurta DDS ayaa qabtay Tababarka ku saabsan sidii loogu samayn lahaa maskax dajinta barakacayaasha uu saameeyay colaadaha iyo abaaraha, shaqo abuurna loogu samayn lahaa oo loo qabtay shaqaalaha ka shaqeeyo jiida hore ee maamul magaalooyinka uu ka hirgalo ULDP .
Tababrkaa oo ujeedadiisu ahayd si ay u fahmaan shaqaalaha ka shaqeeyo jiida hore saamaynta maskaxeed ee ka dhasho barakacayaasha ka soo barakacay isku dhaca mise abaaraha iyo sidii ay maskax dajin ugu samayn lahaayeen dhibinayaasha.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.