Tababar kusaabsan Tilmaamaha adeeg bixinta Caruurta agoonta ah iyo kuwa nugul

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa u qabtay shaqaalaha Xafiiska Tababar kusaabsan Tilmaamaha adeeg bixinta Caruurta agoonta ah iyo kuwa nugul tababarkan oo ay ujeedadiisu ahayd sidii shaqaalaha xafiisku xog aqoon ugu yeelan lahaayeen sidii loo daryeeli lahaa caruurta nugul ee bilaa wehelka ah.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.