Kulan Haweenka Degmada Tuliguuled ujeedadiisu ahayd sidii loogu samayn lahaa isku xidhka iskaashatooyinka beeralayda ganacsiga yaryar

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa uqabtay kulan haweenka tuliguuleed kulankan oo ay ahayd ujeedadiisu sidii haweenka loogu samayn lahaa qaab la iskugu xidhxidhayo iskaashatooyinka beeralayda ganacsiga yaryar iyagoo lasiinayay tababaro sidii haweenka ay ushaqaysan lahayeen una abuuri laheen dhaqaale xubnahan latababary oo gadhaya 80, xubnood oo laga sookala xulay qabalayasha degmada.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.