Tababar maamulka magaalada dhagaxbuur xubno kasocday 8,degmo oo gobal walba kasocday 4,degmo gobalada qoraxey iyo jarar

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa kuqabtay tababar maamulka magaalada dhagaxbuur xubno kasocday 8,degmo oo gobal walba kasocday 4,degmo gobalada qoraxey iyo jarar tababarkaas lagu barayay haweenka cashiro ay kamid yahiin sidii haweenku uga qaybqaadan lahaayeen siyaasada iyo maamulka suuban una noqonlahayeen kuwa kaqayb qaata kaalinta kaga adaan dhanka hormarka siyaasada iyo dhaqaalahaba.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.