Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS ayaa u qabtay Tababar shaqaalaha Xafiiska .

Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS ayaa u qabtay Tababar shaqaalaha Xafiiska . Ujeedada tababarkan ayaa ahayd sidii lookobcin lahaa garaadka aqooneed ee shaqaalaha loona tayeeyo awoodooda fulineed si loo xoojiyo adeeg bixinta lagasugayo shaqalaha. Tababarkan ayaa waxaa furtay Wasiir kuxigeenka Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS Marwo Ubax Cabdiraxmaan maxamed sidookalana kuladar daarantay shaqaalaha xafiisku in loobahan yahay in ay noqdaan shaqaalahu kuwa kugaashaaman akhlaaq iyo awood fulineed oo ay kugutaan waajibaadkooda loo idmay fuliyaana adeeg hufan.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.