Tababar haayadaha bahwadaagta ah ee degmada shabeelay gobalka faafan

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa uqabtay tababar haayadaha bahwadaagta ah degmada shabeelay ee gobalka faafan tababarkan oo ay ahayd ujeedadiisu sidii la iskaga kaashan lahaa loogana hortagi lahaa tacadiyada kadhanka ah haweenka iyo caruurta simidaysana loogawada jawaabo dhibaatooyinka.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.