Xuskii malinta caalamiga ee haweenka march-8

Si guud waxa dalka iyo deegankaba laga xusay xuskii malinta caalamiga ee haweenka march-8 hadaba Xafiska Arr/haweenka iyo carurta heer deegan iyo xafisyada arr/haweenka iyo carurta 11ka degmoo ee gobalka faafan iyo xafiska arr/ haweenka iyo carurta mamulka magalada jigjiga ayaa qorsho uqaatay inay March-8 kaga qaybqataan cawiinta barakayashaa gobalka sitti gaar ahaan qabalaha casbuli iyo walibaa dhirigalinta cidanka xogga gaarka waxaauna gadhsiyan deeq isygu jirta rashin,dhar, biyo iyo sharab si aay si aay ulasooqaybsadaan dhibata kudhacday shacabka gobolka sitti maskax dajina usoo sameeyaan hooyooyinka ugudanbayn waxay isla gobtana kuxusaan malinta haweenka ee adunka oo kaga qayb qaadanaya deeqdaas.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.