Xuska maalinta haweenka adduunka ayaa waxaa si baladhan looga xusay dalka iyo deegaankaba

Xuska maalinta haweenka adduunka ayaa waxaa si baladhan looga xusay dalka iyo deegaankaba iyadoo ahmiyada lasaarayo in aan garab istaagno haweenkii kusoo barakacay galbeedka Siti", Marwo Ubax C/raxmaan, Wasiir kuxigeenka Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS oo kahadashay furintaankii xuskan ayaa sheegatay in si balaadhan u garabtaaganahay shacabka ku barakacay galbeedka ziti anagoo umuujinayna dareenkaanaga ayaan marlwalba u taaganahay in aan laqaybsano caqabadaha kugadaaman.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.