Tababar degmada fiiq ee gobalka erar tababarka hormarinta sectarada ( Hal ku shan)

Xafiiska Arimaha Haweenka Iyo Caruurta DDS ayaa kuqabtay tababar degmada fiiq ee gobalka erar tababarka hormarinta sectarada ( Hal ku shan) hawenka iyo dhisida iskashatoyinka hawenka oo lagu salaynayo qaab dhismedka iskashatoyinka deganka iyago lo samaynayo shatiyo iyo xeer hoosad waxana hawenkas laga so Kala xulahay qabaleyada ay ka Kooban tahay degmada fiiq.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.