Tababar MaaMulka Magaalada Dhagaxbuur Tababarkan oo lagu kobcinayay garaadka aqooneed ee shaqaalaha

Xafiiska Arimaha Haweenka Iyo Caruurta DDS ayaa kuqabtay tababar MaaMulka Magaalada Dhagaxbuur Tababarkan oo lagu kobcinayay garaadka aqooneed ee shaqaalaha laguna barayay xidhmooyinka aaladaha isbadalka si looheli shaqaale kugaashaaman anshaxa iyo karti tababarkan intuu socday ayaa waxaa lagu barayay shaqaalaha Bayaanka shaqaalaha
si ay shaqaaluhu u ogaadaan waajibaadka laga sugayo iyo xuquuqaha ay leeyahiin si looheli shaqaale karti leh.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.