Tababar looqabtay 4 degmo oo katirsan gobalka jarar

Xafiiska Arimaha Haweenka Iyo Caruurta DDS ayaa kuqabtay tababar MaaMulka Magaalada Dhagaxbuur Tababarkan oo looqabtay 4 degmo oo katirsan gobalka jarar tababarkan oo lasiinayay cashiro kaladuwan gudiyada kajawaabista iyo kahortaga tacadiyada kadhanka ah caruurta iyo haweenka tababarkan ayaa gudiyada sanadwalba lasiiyaa si loo tayeeyo garaadkooda shaqo.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.