Tababarkii wacyi galinta ahaa ee lasiinayay walidka iyo macalimiinta qaar kamida degmooyinka iyo MM dhagaxbuur

Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa qabtay Tababarkii wacyi galinta ahaa ee lasiinayay walidka iyo macalimiinta qaar kamida degmooyinka iyo MM dhagaxbuur ee kusaabsanaa ka hortaga xadgudubka iyo ilaalada xuquuqaha caruurta sidookale waxaa kasoo qaybgalay xafiisyada bahwadaagta la ah Xafiiska waxaana la isla qaatay in lagawada shaqeeyo arimahan sugida xuququuqaha caruurta.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.