kulan lagu dardargalinayay saacadaha shaqada iyo sidii ay shaqaalahu ubixin lahaayen adeega loo igmaday

Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa uqabtay shaqaalaha Xafiiska kulan lagu dardargalinayay saacadaha shaqada iyo sidii ay shaqaalahu ubixin lahaayen adeega lagasugayo kulan oo looqabto shaqaalaha bishii labo jeer ayaa sidoo kale lagu turxaan bixiyaa caqabadaha shaqo ee lalakulmay geedi socodka shaqo dhexdiisa kulan oo uu hogaaminayay madaxa geedisocodka shaqada shaqaalaha Xafiiska Ayuu kula dardaarmay in ay shaqaalahu kusugnaadaan saacadaha shaqada goobtooda shaqo fuliyaana adeega lagasugayo.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.