Waxaa noo qab-soomay maanta oo taariikhdu tahay 4-9-2015 T.I shirkii unug aas-aasiga 6aad ee Sector-ka Maamulka DDS ee xisbiga Barwaaqo.

Waxaa noo qab-soomay maanta oo taariikhdu tahay 4-9-2015 T.I shirkii unug aas-aasiga 6aad ee Sector-ka Maamulka DDS ee xisbiga Barwaaqo.
Ajendayaasha shirka: 1. Dib-u-habaynta unug aas-aasiga 6aad ee Sector-ka Maamulka DDS.
2. Diyaarinta qorshaha xisbiga ee sanadka 2016 TI ee unug aas-aasiga 6aad ee Sector-ka Maamulka DDS
3. Dib-u-habaynta ciidanka xooga gaarka ee deegaanka iyo sidii loo wacyi-galin lahaa bulshada qaybaheeda kala duwan.
4. Dar-dargalinta shaqo-galka iyo kor uqaadida haaanka adeeg-bixinta xafiisyada.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.