Tababarb qaybo kamid ah haweenka degmooyinka shinile, ayshaca, gota biki iyo erer

Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS ayaa u qabtay Tababarb qaybo kamid ah haweenka degmooyinka shinile, ayshaca, gota biki iyo erer tababarkan oo laguqabtay xarunta gobalka
Ujeedada tababarkan ayaa ahayd sidii lookobcin lahaa garaadka aqooneed ee haweenka loona tayeeyo awodooda fulineed ayaa waxaa lagu barayaay cashiro ay kamid yahiin hogaaminta iyo maamulka suuban iyo kaqaybgalka siyaasada iyo nabada Tababarkan ayaa waxaa bixinayay khabiiro kasocda Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.