kulan lagudhisayay ciidanka horumarineed ee haweenka

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa uqabtay kulan lagudhisayay ciidanka horumarineed ee haweenka 8,xafadood oo kamida MaaMulka Magaalada Jigjiga Haweenkan ayaa iskaashato ahaan la iskugu xidh xidhayay Si ay unoqdaan haween isku duuban oo kaqaybqaata hormarka nabadhaliyada iyo mamulka suuban

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.