Tababarka xirfada nolosha kaasoo lasiinayo gabdhaha qaan gaadhka ah een iskuulka dhiganin ee degmada xamaro

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa uqabtay Tababarka xirfada nolosha kaasoo lasiinayo gabdhaha qaan gaadhka ah een iskuulka dhiganin ee degmada xamaro Ujeedada tababarkan ayaa ah sidii loobari lahaa siday ushaqaysan lahaayeen gabdhaha aan dhiganin waxbarashada iyagoo labarayo xirfado ay kushaqaystaan kuna maareeyaan noloshooda waxaaan tababarkan bixinayay khabiiro kasocda Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.