Tababarka xirfada nolosha iyo wadxajoodka bulshada kasoo lasinayay gabdhaha qabaleyada dagmada fiiq ee gobolka erar

Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS ayaa u qabtay Tababarka xirfada nolosha iyo wadxajoodka bulshada kasoo lasinayay gabdhaha qabaleyada dagmada fiiq ee gobolka erar,
Ujeedada tababarkan ayaa ahayd sidii lookobcin lahaa xirfada aqooneed ee gabdhaha loona tayeeyo awodooda xirfadeed ayaa waxaa lagu barayaay xirfado kala gadisan, oo ah sidii ay umaarayn lahaayeen nolashooda iyo tan qoyskaba,
Tababarkan ayaa waxaa bixinayay khabiiro kasocda Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.