wada xaajoodka bulshada gudiyada isbahaysiga daryeelka caruurta iyo fududeeyaasha qabaleeyada ee degmada erar

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa uqabtay kulanka wada xaajoodka bulshada gudiyada isbahaysiga daryeelka caruurta iyo fududeeyaasha qabaleeyada ee degmada erar kulankan oo lagu kobcinayay garaadkooda maarayneed iyo sidii loo adkayn lahaa wada shaqaynta gudiyada kadhisan degmada erar ee gobalka ziti iyo xafiska
Tababarkan oo ay bixinayeen khabiiro kasocda xafiiska.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.