Tabababarka Maaraynta Kiisaska Caruurta Xafiisyada Bahwadaagta gudiyada ilaalada daryeelka caruurta iyo shaqaalaha arimaha bulshada

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa uqabtay Tabababarka Maaraynta Kiisaska Caruurta Xafiisyada Bahwadaagta gudiyada ilaalada daryeelka caruurta iyo shaqaalaha arimaha bulshada ee maamulka magaalada qabribayah iyo degmada qabrinayah,
Tababarkankan oo ay ahayd ujeedadiisu si fahan dheeraad ah looga siin lahaa nidaamka maaraynta kiisaska caruurta loona adkayn lahaa iskuxidhka xafiisyada bahwadaagta ah iyo gudiyada isbahaysiga ilaalada daryeelka caruurta,
Tababarkan oo ay bixinayeen khabiiro kasocda xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.