kulan Xubnaha Hogaaminta Liiga Haweenka Kulan Ayaa Xooga lagusaaraay sidii loo adkayn lahaa Wadashaqaynta iyo adkaynta Dhamaan Qaab dhismeedka Haweenka Qaybahiisa kaladuwan

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa maanta layeeshay kulan Xubnaha Hogaaminta Liiga Haweenka Kulan Ayaa Xooga lagusaaraay sidii loo adkayn lahaa Wadashaqaynta iyo adkaynta Dhamaan Qaab dhismeedka Haweenka Qaybahiisa kaladuwan, kulankan oo ay Hogaaminaysay wasiirada Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS Marwo,Halimo Hassan ayaa kula dar daarantay dhinacyada hogaaminta liiga in la adkeeyo wadashaqaynta iyo adkaynta qaabdhismeedka haweenka dhanka siyaasada.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.