Kulanakii Cadigaa ahaa ee Hogaaminta Sare fadereshinka Hawenka ee m.m dhagxbuur

Waxaa Manta Qabsoomy Kulanakii Cadigaa ahaa ee Hogaaminta Sare fadereshinka Hawenka ee m.m dhagxbuur kasoosay shir gudoominaysay M/W kuxigeenka deeganka fadeerishnka hawenka ahna gudomiyha fadareeshina haweenka ee gobolka jarar Marwo Haybis Ali Qowdhan iyo gudoomiyha faderisha magalada Marwo, Hodan olaad
Waxaana kulankan lagaga doodayay qodoba dhawr ah oo kor loogu qaadayo hawlaha uyala fadareeshinka magalada iyo sidii kor loogu qaadi lahaa ka faa iidaysiga haweenka dhanka dhaqaalaha iyo hormarka.
Masuulinta Hogaaminta Haweenka ayaa kuladardaarmay xubnahii in laga qaybqaato nabadgaliyada magaalada lana adkeeyo kor uqaadida abaabulka iyo wacyiga bulshada.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.