shir qayb kamid ah haweenka degamada xarshin iyo Gursum ee gobalka faafan

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa uqabtay shir qayb kamid ah haweenka degamada xarshin iyo Gursum ee gobalka faafan
shirkan oo ay ahayd ujeedadiisu sidii loo jabin lahaa fikirka masha qaystanimada, loona abaabuli lahaa haweenka si ay uga faa idaystaan hormarka una noqdaan haween ka faa iidaystaan fursadaha shaqo abuur ee kajira deegaanka iyo dalkaba.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.