Tababarka xirfada nolosha iyo wadaxajoodka bulshada kasoo lasinayay gabdhaha iyo hagaayaasha fudaydiyaadsha kooxaha gabdhaha dagmada baabili ee gobolka faafan,

Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS ayaa u qabtay Tababarka xirfada nolosha iyo wadaxajoodka bulshada kasoo lasinayay gabdhaha iyo hagaayaasha fudaydiyaadsha kooxaha gabdhaha dagmada baabili ee gobolka faafan,
Ujeedada tababarkan ayaa ahayd sidii lookobcin lahaa xirfada aqooneed ee gabdhaha iyo gudiyada hagayaasha loona tayeeyo awodooda xirfadeed ayaa waxaa lagu barayaay xirfado kala gadisan, oo ah sidii ay umaarayn lahaayeen nolashooda iyo tan qoyskaba,
Tababarkan ayaa waxaa bixinayay khabiiro kasocda Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.