Tababar laga kobcinayay gaaraadkooda maarayneed shaqaalaha adeega bulshada ee degmada godey ee gobalka shabeele

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa uqabtay Tababar laga kobcinayay gaaraadkooda maarayneed shaqaalaha adeega bulshada ee degmada godey ee gobalka shabeele IDPSyada birlays iyo gabacas xubnahan oo lagu tababarayay maaraynta kiisaska caruurta iyo kahortaga xad-gudubyada kadhan ka ah ee haweenka iyo caruurta,
waxaaan tababarkan bixinayay khabiiro kasocda Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.