Tababar ku saabsan awoodsiinta gabdhaha qaangaadhka

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa uqabtay tababar ku saabsan awoodsiinta gabdhaha qaangaadhka ka ah iyo fududeeyayaasha qabaleeyada tababarka oo ahaa adkaynta kaqaybgalka gabdhaha xoojinta wadashaqaynta xafiisyada bah wadaagta ah ee degmada qabdahar iyo godey,
tababarkan oo ahayd ujeedadiisu sidii loo adkayn lahaa kaqaybgalka gabdhaha dhinacyada hormarka iyo arimaha bulshada loona dhiirigalin lahaa
Tababarkan ayaa waxaa cashirada bixinayay khabiiro kasocda Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.