Tababarka xirfada nolosha iyo wada xaajoodka bulshada gabdhah qaan gaadhka ah , ee aan dhiganin waxbarashada ama katagay waxbarashada.

Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS ayaa u qabtay Tababarka xirfada nolosha iyo wada xaajoodka bulshada gabdhah qaan-gaadhka ka ah aan dhiganin waxbaradaha ama katagay waxbarashadii tababarkan ayaa kaqabsoomay degmada qalaafo ee gobalka shabeele
Ujeedada tababarkan ayaa ahayd sidii lookobcin lahaa xirfada aqooneed ee gabdhaha loona tayeeyo awodooda xirfadeed ayaa waxaa lagu barayaay xirfado kala gadisan, oo ah sidii ay umaarayn lahaayeen nolashooda iyo tan qoyskaba.
Tababarkan ayaa waxaa bixinayay khabiiro kasocda Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.