tababar ku saabsan awoodsiinta gabdhaha qaangaadhka ka ah iyo fududeeyayaasha qabaleeyada

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa uqabtay tababar ku saabsan awoodsiinta gabdhaha qaangaadhka ka ah iyo fududeeyayaasha qabaleeyada tababarka oo ahaa adkaynta kaqaybgalka gabdhaha xoojinta wadashaqaynta xafiisyada bah wadaagta ah ayaa kaqabsoomay degmada doolo cade.
tababarkan oo ahayd ujeedadiisu sidii loo adkayn lahaa kaqaybgalka gabdhaha dhinacyada hormarka iyo arimaha bulshada loona dhiirigalin lahaa si ay ugu qaybqaataan hormarka nabadgaliyada, maamulka suuban.
Tababarkan ayaa waxaa cashirada bixinayay khabiiro kasocda Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.