Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa kaqabtay degmada xamaro tababar gabdhaha an school ka an dhigan

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa kaqabtay degmada xamaro tababar gabdhaha an school ka an dhigan sessions of adolescent grils si ay ugu noqdan goobahoodii waxbarashada.
sido kale waxan lagaqabtay fadhiyada wada xajodka bulshada CC sessions on eliminating FGM, waxana lagaadhsiiyay uniforms iyo boog ardayda waalid-koodu Dan yar tahay si lo yareyo loox-turka waxabarashada waxana loo sameeyay shaqo abuur small business creations, hoyoyinka gabdhaha an schoolka dhigan si logu celiyo waxbarshada gabdhaha lacagtas oo dhan 200,000 hooyo kasta lasiiyay 20.000 birr sidookale waxaa lagaadhsiiyay goobaha waxbarashada qaybo kamid ah degmada agab sharafeedkii gabdhaha

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.