waa halkudhegga xuska Maalinta Carruurta Afrika.

Dhamaan carruurtu waxay inaga mudan yihiin nabadgalyo, daryeel iyo jacayl" waa halkudhegga xuska Maalinta Carruurta Afrika.
Munaasabad lagu maamusayay xuska Maalinta Carruurta Afrika oo uu soo diyaariyay Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta DDS ayaa ka qabsoomtay magalada Jigjiga. Xuskan oo sannad walba la xuso ayaa Itoobiya laga xusayaa markii 25aad
Wasiir kuxigeenka Xafiiska Arrimaha Haweenka iyo Carruurta marwo Ubax Cabdiraxmaan ayaa sheegtay in xafiisku uu hawlo badan ka qabtay daryeelka carruurta korna loo qaaday, Wacyigalinada lagaga hortagayo xadgudubka carruurta, waxaana si wadajir ah dhir beeris looga sameeyay gudaha Xafiiska Arrimaha Haweenka

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.