Gudiyada joogtada ah ee Golaha Xildhibaanada Deegaanka ayaa usoojeediyay Dhaliilahi ay Kormeerku ay kusoo arkeen Gobalada Maamul Magaalooyinka iyo Degmooyinka ee xafiisyadaas Haweenka
Masuuliinta Xafiiska Ayaana kajawaabay dhaliilahii losoo-jeediyay dhanka Xafiiska.