Shaqalaha iyo Masuulinta Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa kasameeyay saaka Dhir Beeris kuliyada Xirfada

Shaqalaha iyo Masuulinta Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa kasameeyay saaka Dhir Beeris kuliyada Xirfada ee DDS iyo qaybo kamid ah magaalada.
iyadoo lagadulayo qorshaha cagaarinta ee Heer dal iyo Heerdeegaan ee hal kudhig looga dhigay sanadkan Dhir beer oo nolol beer" Waa halkudhegga ol'olaha barnaamijka Cagaarinta ee maanta ka bilowday guud ahaan dalka iyo deegaankaba

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.