Sawirro: Barnaamijka dhir-beerista

Sawirro: Barnaamijka dhir-beerista ee ka bilaabmay saaka guud ahaan deegaanka, Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar, musuuliyiin heer fadaraal iyo deegaan ah, shaqaalaha dawladda iyo shacabka ayaa si wada jir ah goobo kala duwan oo magaalada Jigjiga ah dhir-beeris ugu sameeyay. Qorshaha dawladda ayaa ah in la beero maanta oo kaliya 3 milyan oo geed halka sanad ahaan uu qorshuhu yahay 20 milyan oo geed.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.