Xafiisa Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa kuqabtay Tababar ku saabasan nidaamka maaraynta kiisaska caruurta iyo taageerada masxakeed afka qalaadna loo yaqaano {psyschosocial support }

Xafiisa Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa kuqabtay Tababar ku saabasan nidaamka maaraynta kiisaska caruurta iyo taageerada masxakeed afka qalaadna loo yaqaano {psyschosocial support } tababarkan oo lasiinayay Gudiyada daryeelka caruurta iyo xafiisyada bahwadaagta tababarkan ayaa kaqabsoomay gobalka dhawa gaar ahaan dagmada mooyaale.
Tababatkan ayaa bixinayay khabiiro kasocda xafiiska

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.