Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS geedisocodka Taageerada iyo ilaalada caruurta

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS geedisocodka Taageerada iyo ilaalada caruurta ayaa uqabtay Tababarka Taageerada maskaxeed iyo maaraynta kiisaska caruurta, gudiyada isbahaysiga iyo daryeelka caruurta, ee dagmada hudhad ee gobalka dhawa .
Gudiyadan oo kakooban Xafiisyada bahwadaagta iyo Xubnaha Hormuudka bulshada.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.