Tababaro kusaabsanaa kobcinta awooda hogaaminta haweenka iyo kulamanaynta arr/ haweenka iyo caruurta iyo- sidoo kale kohortada tacadiyadaha kadhanka jinsiga gaar ahaan haweenka iyo caruurta

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS oo ka duulaya dhisida hogaaminta haweenka iyo ilaalinta tacadiyadaha kadhanka haweenka iyo caruurta ayaa uqabtay _Tababaro kusaabsanaa kobcinta awooda hogaaminta haweenka iyo kulamanaynta arr/ haweenka iyo caruurta iyo- sidoo kale kohortada tacadiyadaha kadhanka jinsiga gaar ahaan haweenka iyo caruurta (GBV/SEA/SH ) kuwaas oo lasiiyay xubnaha Gudiyada Ururada haweenka ,Gudiyada ladagaalanka tacadiyadaha kadhanka haweenka.
Hogaaminta Qabaleeyada, Maamulyaasha iskuulada iyo xafiisyada bahwadaagta ee kafaaiidaystayaasha mashruuca DRDIP-II Kaas oo lagu qabtay M.M. Qabribayax ee gobalka Faafan.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.