July-30-2023:Tababaro kusaabsanaa kobcinta awooda hogaaminta haweenka iyo kulamanaynta arr/ haweenka iyo caruurta iyo- sidoo kale kohortada tacadiyadaha kadhanka jinsiga gaar ahaan haweenka iyo caruurta (GBV/SEA/SH )

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS oo ka duulaya dhisida hogaaminta haweenka iyo ilaalinta tacadiyadaha kadhanka haweenka iyo caruurta ayaa uqabtay _Tababaro kusaabsanaa kobcinta awooda hogaaminta haweenka iyo kulamanaynta arr/ haweenka iyo caruurta iyo- sidoo kale kohortada tacadiyadaha kadhanka jinsiga gaar ahaan haweenka iyo caruurta (GBV/SEA/SH ) kuwaas oo lasiiyay xubnaha Gudiyada Ururada haweenka ,Gudiyada ladagaalanka tacadiyadaha kadhanka haweenka, Hogaaminta Qabaleeyada, Maamulyaasha iskuulada iyo xafiisyada bahwadaagta ee kafaaiidaystayaasha mashruuca DRDIP-II
Kaas oo lagu qabtay Dagmada Awbare ee gobalka Faafan.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.