Dagmada Doolo ado ee gobalka Liibaan.-July-30-2023:Tababaro kusaabsanaa kobcinta awooda hogaaminta haweenka iyo kulamanaynta arr/ haweenka iyo caruurta iyo- sidoo kale kohortada tacadiyadaha kadhanka jinsiga gaar ahaan haweenka iyo caruurta (GBV/SEA/SH )

Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS oo ka duulaya dhisida hogaaminta haweenka iyo ilaalinta tacadiyadaha kadhanka haweenka iyo caruurta ayaa uqabtay Tababaro kusaabsanaa kobcinta awooda hogaaminta haweenka iyo kulamanaynta arimaha haweenka iyo caruurta iyo sidoo kale kohortada tacadiyadaha kadhanka jinsiga gaar ahaan haweenka iyo caruurta (GBV/SEA/SH ) kuwaas oo lasiiyay xubnaha Gudiyada Ururada haweenka ,Gudiyada ladagaalanka tacadiyadaha kadhanka haweenka, iyo caruurta, Hogaaminta Qabaleeyada, Maamulyaasha iskuulada iyo xafiisyada bahwadaagta ee kafaaiidaystayaasha mashruuca DRDIP-II
Kaas oo lagu qabtay Dagmada Doolo ado ee gobalka Liibaan.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.