degmada fiiq ee gobalka erar Aug-2-2023:-kulanka wadaxaajoodka bulshada iyo xirfada nolosha

Xafiisa Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS ayaa kuqabtay degmada fiiq ee gobalka erar kulanka wadaxaajoodka bulshada iyo xirfada nolosha.
Ujeedada tababarkan ayaa ah in kor looqaado xirfadooda gaar ahaan gabdhaha qaan gaadhka ah een dhiganin schoolka, lanabaro xirfado,waxkabadala noloshooda.
Tababarkan ayaa bixinayay khabiiro kasocda xafiiska Arimaha Haweenka iyo Caruurta DDS.

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.