Aug-15-2023:Madasha kulamada ee MM Dhagaxbuur ayaa waxaa kaqabsoomay Shir ay ujedadiisu ahayd adkaynta amniga iyo arrimha xisbiga

Madasha kulamada ee MM Dhagaxbuur ayaa waxaa kaqabsoomay Shir ay ujedadiisu ahayd adkaynta amniga iyo arrimha xisbiga waxaana looqabtay kulankan Ururada Haweenka ee Maamulka,magaalada dhagxbuur waxana shirkan lagaga wada hadalayay Adkaynta Arimaha Aminiga iyo Fahansiinta Ururada haweenka Afkaarta yoolka Xisbiga Barwaaqo.
Kulankan ayaana kasoo qaybgalay Masuuliinta Arimaha Xisbiga iyo Nabadagaliyada MM Dhagaxabuur kulankan oo uu soo agaasimay Xafiiska Arimaha Haweenka iyo Carrurta ee MM-dhagaxbuur,

    Subscribe to our blog and get the latest updates straight to your inbox.